QISO KA DHACDAY MAGAALOOYINKA SOOMALIYA MID KAMID AH

 Gabadhan oo lagu magacabo mumtaaz ayaa ila soo wadaagtay qiso ku dhacdy

Waxa ayna ku bilowday wiil 

Wiil ayaan iska baranay baraha bulshada waxa uuna ku noolaa qurbaha mudo sanado ah ayaan wada xiriiraynay waxan isku afgaranay  muddo ayaan wada soconay oo wax walba aan rabo wuu ii samaynaayay oo wanaaga uu iisamaynaayay aad ayuu iisoo jiitay ana waan jeclaaday waxa uuna iga codsaday in aan is guursano oo uu iga soo doonto Aabbahayin  waana uu I aqbalay sidaas ayaana dhacday waxana dhacay aroos kadib waxa uu reerkeena ku yiri gabadha waxan dejinayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya balse qoykeenu xogaa ayuu ka caga jiiday ana xooga cabsi ah ayaa igu jirtay balse markii dambe way aqbaleen sidaas ayaa isku raacnay waxan nolosheena ka siiwadanay magaalada Nairobi muddo hadaan bilo ah hadaan wada joognay isagu waxa uu aaday qurbihiisi waana waana ka aqbalay  muddo ayaan sugayey haddii aan waco waxa uu igu dhahayey macan mardhow ayan fasax soo qaadanayaa ana haye ayaan iri marba markii ka dambaysay marna lambarka iga qabanayn ee waa uu igu dhagaysanaayey ana waxa is iri waa mashquul balse

Comments