QISO KA DHACDAY MAGAALOOYINKA SOOMALIYA MID KAMID AH
Gabadhan oo lagu magacabo mumtaaz ayaa ila soo wadaagtay qiso ku dhacdy Waxa ayna ku bilowday wiil Wiil ayaan iska baranay baraha bulshada waxa uuna ku noolaa qurbaha mudo sanado ah ayaan wada xiriiraynay waxan isku afgaranay muddo ayaan wada soconay oo wax walba aan rabo wuu ii samaynaayay oo wanaaga uu iisamaynaayay aad ayuu iisoo jiitay ana waan jeclaaday waxa uuna iga codsaday in aan is guursano oo uu iga soo doonto Aabbahayin waana uu I aqbalay sidaas ayaana dhacday waxana dhacay aroos kadib waxa uu reerkeena ku yiri gabadha waxan dejinayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya balse qoykeenu xogaa ayuu ka caga jiiday ana xooga cabsi ah ayaa igu jirtay balse markii dambe way aqbaleen sidaas ayaa isku raacnay waxan nolosheena ka siiwadanay magaalada Nairobi muddo hadaan bilo ah hadaan wada joognay isagu waxa uu aaday qurbihiisi waana waana ka aqbalay muddo ayaan sugayey haddii aan waco waxa uu igu dhahayey macan mardhow ayan fasax soo qaadanayaa ana haye aya...